Gen. Odawaa oo faahfaahin ka bixiyey weerarkii Ismiidaaminta ee saaka ka dhacay Sh/dhexe

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Odawaa Yuusuf Raage ayaa faahfaahin ka bixiyey weerar ismiidaamin ah oo saaka lagu qaaday saldhig ciidamada dowladu ku leeyihiin degaanka Biyacadde ee gobolka Sh/dhexe. Al-Shabaab ayaa la sheegay iney saaka gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ku weerareen saldhiga ciidanka xoogga ee degaanka Biyocadde, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho … Continue reading Gen. Odawaa oo faahfaahin ka bixiyey weerarkii Ismiidaaminta ee saaka ka dhacay Sh/dhexe